Solar Power Fridge
SKU: 21554341013
Model: 275L Solar Fridge
Solar ka: 2xabo/midkiiba 150 watt / 18V
Baterry:12V
Junction Box: wuu lasocdaa
PV cable: wuu lasocdaa 4mm 16metre
MC4 connectors: wuu lasocdaa
Fridge: 85watt ayuu ubahanyahay 12V
Qiimaha:
Waa midka uu Dukaanka kuyaal.
Keenis:
Cargo oo dhinaca bada ah.
Farsamada:
Waa mid aan kaa caawin karno, adiguna aad samaysan karto.
586,00 €Price

